BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh oo dowladda ku eedeeyey in ay gurigiisa kusoo weerartay, ayna u awood adeegsaneyso sidii ay u joojin lahayd banaan-baxa ay qorsheeyeen
Iyada oo dowladda Soomaaliya warsaxaafadeed ay soo saartay ku cambaareesay maleeshiyo ay ku sheegtay in ay soo weerareyn xarun ay leeyihiin Ciidanka Booliska ee saldhigga degmada Howlwadaag.
Dab kakacay hoteel ay Soomaali degan tahay oo ku yaalla Hindiya oo dilay 21 ruux
Many victims were South Asians who had travelled to India for treatment or to accompany relatives.
Sababta uu Kim Jong Un waligiis uga hadlin hooyadiis meel fagaare ah
Dad aad u tiro yar oo Kuuriyada Waqooyi u dhashay ayaa og iyada maadaama asalkeedu uu khatar gelin karo sharcinimada nidaamka.
Todobada xanuun ee ugu halista badan dunida ee qaarkod Soomaaliya lagu arkay
Waxaa jira cudurro badan oo soo maray dunida welina sii ah khatar, oo ay ku jirto qandhada tiifowga. 7-daan cudur ayaa lagu tiriyaa kuwa ugu halista badan.
"Helitaanka Badda Cas": Cutub cusub oo ku saabsan khilaafka Masar iyo Itoobiya
Loolanka saamaynta Geeska Afrika ee Masar iyo Itoobiya ayaa sii kordhaya. Ka dib markii xiriirka labada dal uu abuuray xiisad weyn oo ka dhalatay biyo xireenka Renaissance Dam ee Itoobiya, colaadda ayaa ka guurtay biyaha webiga Niil una gudubtay Badda Cas.
Ma dhab baa in miisaan qaadistu kaa caawin karto inaad cimri dheer hesho?
Cilmi-baaris ayaa soo jeedinaysa in jimicsiga miisaanka joogtada ah uu si weyn u yareeyo halista dhimashada degdegga ah.
Maxaan ka ognahay weerarrada cusub ee ay isku qaadeen Mareykanka iyo Iiraan?
Mareykanka ayaa weerarro cusub ku qaaday Iiraan iyo markab shidaal, halka Tehran ay sheegtay inay weerartay saldhigyo ciidan oo Mareykanku ku leeyahay dalalka Khaliijka.
Baaxadda saameynta duqeynta Ruushka ka geystay magaalooyinka Ukraine.
Shirkadda tareennada dhulka hoostiisa mara ee Kyiv ayaa sheegtay in in ka badan 41,000 oo qof oo ay ku jiraan ku dhowaad 4,500 oo carruur ah ay habeenkaas gabaad ka dhigteen saldhigyada tareemada laga raaco
Cod, Aflagadadu ma dambi ayay ka tahay Soomaaliya?
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa ku soo eedeeyay Sacdiyo laba eedeymood oo kala ahaa kicin dadwayne iyo aflagaado madaxeed.
Itoobiya: Masuuliyiin doorasho oo la sheegay in ay waraaqaha codeynta ku tagri-faleen oo baaritaan lagu wado
Xisbiga ku guuleystay 274 kursi oo ka mid ah 547-da kursi ee baarlamaanka ayaa soo dhisi doona dowlad oo dalka hoggaamin doona shanta sano ee soo socota.
Koobka Adduunka 2026: Wax walba oo aad dooneyso inaad ka ogaato
Markii ugu horreysay taariikhda tartanka isboortiga ee ugu weyn adduunka, waxaa ka qayb geli doona kooxo ka socda 48 dal.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 4 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 3 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 3 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































