BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Maraykanka iyo Iran oo wadahadal nabadeed oo toos ah kula leh Pakistan soo afjaridda colaadda Bariga Dhexe
Wafuudda labada dhinac ayaa dowladda Pakistaan xaqiijisay in ay soo gaareen magaalada Islamabad
Trump waa inuu "maya" ku dhahaa Netanyahu - Wargeyska The Independent
Waxa aan maanta warbixinteenna ku bilaabaynaa wargeyska kasoo baxao dalka Ingiriiska ee The Independent, iyo tifaftir cinwaankiisu yahay "Iyada oo xabbad-joojintii jilicsanayd ay burburayso, Trump waa inuu ugu dambeyntii caddeeyaa inuu awood u leeyahay inuu 'maya' ku yiraahdo Netanyahu."
Nin lagu eedeeyay inuu ku qasbay xaaskiisa inay galmo la sameyso 120 nin oo maxkamad lagu soo taagay Sweden
Ninkan 61-jirka ah ayaa beeniyay inuu ku hanjabay rabshad jireed iyo inuu daroogo siiyay xaaskiisa si uu ugu qasbo inay galmo la sameyso rag ajaanib ah.
Geelle oo mar lixaad ku guuleystay doorashada Jabuuti
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa u ololeeyay xasiloonida iyadoo ay jirto xiisadaha gobolka, gaar ahaan kuwa ku xiran colaadaha Bariga Dhexe.
Maxay yihiin Shuruudaha hor-dhaca ah ee Iran ay soo bandhigtay wadaxaajoodka ka hor?
Haddii oo marka sawir laga qaado Madaxweyne Ku-xigeenka Mareykanka JD Vance isaga oo garab taagan Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan Mohammad Bagher Ghalibaf magaalada Islamabad toddobaadkan, taasi waxay noqon doontaa taariikh.
Xabbad joojintii Maraykanka iyo Iran: Netanyahu miyuu gaaray hadafkii uu ka lahaa Iiraan?
Markii Ra'iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, uu ku dhawaaqay bilowga olole militari oo ay wadajir u wadeen Israel iyo mareykanka oo ka dhan ah Iran dhammaadkii Febraayo, wuxuu adeegsaday cod adag oo kalsooni leh.
10-ka dal ee ugu horreeya soo saarista shidaalka adduunka
BBC-da ayaa falanqeysay 10-ka dal ee ugu badan ee soo saara saliidda ceyriinka ah iyo waxyaabaha ka soo baxa.
Trump oo cambaareeyey sida ay Iiraan u maareynayso Marinka Hormuz.
Tan iyo markii la gaaray heshiiska xabbad-joojinta ee u dhexeeya Iiraan iyo Maraykanka, Iiraan si dhammeystiran uma aysan furin Marinka, iyada oo sabab uga dhigtay duqeymaha ay Israa'iil ka waddo Lubnaan.
Yaa ka mid ah madaxda kala matalaysa Iran iyo Mareykanka?
Wada-hadallo heer sare ah oo u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan ayaa la filayaa inay ka dhacaan Islamabad, Pakistan (9:00 fiidnimo waqtiga Bariga Afrika) berrito, iyadoo lagu dadaalayo in nabad laga gaaro kaddib xabbad-joojin laba toddobaad ah oo ka jirtay Bariga Dhexe.
Shanta caqabadood ee waaweyn ee horyaalla wada xaajoodayaasha Maraykanka iyo Iiraan si wadahadallada loo sii wado
Arrimo badan ayaa jira, kuwaasoo weli aan la xallinin ka hor wadaxaajoodyada la filayo inay ka billowdaan Islamabad
Saamaynta dagaalka Iiraan ee geeska Afrika oo Itoobiyana ay ku jirto
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in la ‘’kaydsado’’ shidaal, saraakiisha ayaa ka hadlay hababka ay tahay in qof kasta uu raaco si uu ugu isticmaalo shidaalka harsan si wanaagsan.
Maxaa ka jira in xaaska Trump ay xiriir la lahayd Jeffrey Epstein?
Melania ayaa beenisay warar internet-ka ku faafay oo sheegaya in Epstein uu isbaray iyada iyo Donald Trump, iyadoo ku tilmaantay "isku dayo xun oo lagu dhaawacayo sumcaddayda".
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 13 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 10 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 10 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 9 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































