You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Shiinaha oo dil ku xukumay laba wasiir oo hore u soo qabtay gaashaandhigga dalkaasi
Tan iyo markii uu xukunka qabtay, Xi Jinping wuxuu bilaabay ololeyaal ballaadhan oo ka dhan ah musuqmaasuqa.
TOOS, Mareykanka iyo Iiraan oo duqeymo isweydaarsaday iyo Trump oo sheegay inay xabad-joojinti weli sii jirto
Trump oo sheegay in xabbad-joojinta u dhexeysa Maraykanka iyo Iiraan ay weli sii jirto kadib is-weydaarsi duqeyn kooban oo dhex martay labada dhinac.
Jaamacadda bilowday barashada sirdoonimada ee ku dhex taalla guryaha duqa ah
Qalinjabiyeyaashii ugu dambeeyay waxa shaqaaleysiiyay shirkada taleefannada Frange Orange, aerospace iyo giant defence Thales, iyo LVMH, oo ah shirkadda ee iska leh Louis Vuitton iyo Dior.
Ma waxaa la gaaray dhamaadka dagaalkii Iran iyo Maraykanka?
Dalabka qaar ayaa ah in Iran ay joojiso barnaamijkeeda Nukliyeerka, in laga qaado cunaqabateynta, iyo in la furo marin biyoodka Hormuz.
Warqad muddo la qarinayay oo uu 'qoray' Jeffrey Epstein oo la sii daayay
BBC ma aysan xaqiijin in qoraalka uu qoray Epstein, mas'uuliyiinta Mareykankana kama aysan hadlin.
Maxaa sababay in haween badan oo Afrikaan ah ay is caddeeyaan?
Dalal badan oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa waxaa caan ka ah is caddeynta haweenka.
Xubin hore uga tirsaneyd guddiga maamulka OpenAI oo sheegtay in Elon Musk uu u soo bandhigay inuu ugu deeqo shahwo
Shivon Zilis waa hooyada afar ka mid ah carruurta Elon Musk. Xiriirkooda ayaa bilaabmay xilli ay la talinaysay shirkadda OpenAI.
Maxaa sababay inuu xumaado xiriirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta?
Laga soo bilaabo Yemen ilaa Suudaan, iyadoo loo sii marayo Aljeeriya ilaa Liibiya iyo Soomaaliya — maxaa sababay in magaca Abu Dhabi uu ku xirnaado dhammaan dalalkan?
Wax ka ogow gantaalka qaaradaha isaga gudba ee Turkiga oo guuxiisa ka dheereeya 25 jeer
Bayaan uu soo saaray wasiirka difaaca qaranka Turkiga ayuu ku sheegay in kani yahay gantaalkii ugu horreeyay ee dalka oo ku shaqeeya shidaal dareere ah.
Horyaalka Champions League: Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain
Halkan kala soco baahinta tooska ah ee ciyaarta caawa dhex maraysa Paris Saint-Germain iyo : Bayern Munich iyo
Farxiya Cilmi: Boqoradda badda ee ku guulaysatay abaalmarinada caalamiga ah
Waalidkeed waxay rabeen inay noqoto dhakhtar bani'aadamka daweeta. "Xitaa waxaa la rabay in la ii diro Shiinaha si aan u barto caafimaadka," ayay dib u xusuustay.
Shirkadda Apple oo $250 milyan oo doolar siinaysa dadkii iibsaday taleefanadeeda ee la qalday
Codsi dib u eegis ah oo ay gudbiyeen iibsadayaasha iPhone usbuucii hore, qareenada ayaa sheegay in suuqgeynta Apple ee astaamaha cusub ee AI ay "uu ahaa xayaysiis been abuur ah."
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 8 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 8 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 7 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 7 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.