BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Nin wata magaca 'Soomaali' oo dal dhan ka caraysiiyay ayaa hadda xabsi la dhigay
Johnny Somali ayaa caro abuuray ka dib markii uu dhunkaday taallo calaamad u ah addoonsi galmo oo dhacay dagaalkii labaad ee aduunka
TOOS, Maraykanka iyo Iiraan waxay ka wada hadlayaan qabashada wareeg labaad oo wada-xaajood ah, iyo walaac ka taagan kordhinta xabad-joojinta
Maraykanka iyo Iiraan waxay ka wada hadlayaan qabashada wareeg labaad oo wada-xaajood ah, iyo walaac ka taagan kordhinta xabad-joojinta
30 milayn oo qof oo khatar ugu jira in ay saboolnimo galaan
Dagaalka Bariga Dhexe ee u dhexeeya Maraykanka, Israa'iil iyo Iiraan waxa uu hadda ku yara hakaday xabbad joojin, laakiin hoos u dhiciisu waxa uu gaadhay heerkii ugu darnaa ee caalamka.
Maxaan ka naqaan danjiraha ay Israa'iil u soo magacawday Somaliland? Maxayse ka yiraahdeen Soomaaliya iyo Somaliland
Michael Lotem ayaa loo magacaabay safiir ma-degane ah oo qaabilsan Somaliland, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Israa'iil.
Cod, Soomaali ku sugan caasimadda Iiraan oo ka warramaya xaqiiqda taalla gudaha dalkaas, Muddada 2,56
Tan iyo 28 Febraayoo waxaa si aan kala joogsi lahayn uga socday gudaha Iiraan duqaymo ay wadeen Maraykanka iyo Israa'iil, inkastoo ay hadda socoto xababd joojin laba todobaad ah oo aan cago badan ku taagnayn
Maxaa soo socda oo dhex mari kara Maraykanka iyo Iiraan? Afar aragtiyood oo suurtogal ah
Xabbad joojintu ma socon kartaa ayadoo diblomasiyadduna shaqaynayso, mise Iiraan iyo Maraykanku waxay ku sii siqayaan dagaal si tartiib ah u sii darsanaya ama noqon kara mid buuxa?
Waa imisa hantida ka xayiran dalka Iiraan?
Laga soo bilaabo hantida Iiraan ee la xayiray xilligii Madaxweyne Jimmy Carter kadib Kacaankii Islaamiga ahaa ee 1979 ilaa maanta oo ah 2026, balaayiin doolar oo hantida dalkaas ah ayaa weli ku xanniban qaabab kala duwan iyo meelo kala duwan oo adduunka ah.
Madaxwaynaha Turkiga oo ka hadlay Shidaal qodista Soomaaliya iyo Markabkii dhawaan gaaray Muqdisho
Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta ka hadlay shidaalka lagu wado in dalka Soomaaliya dhawaan qodidiisa laga bilaabo.
Maxay yihiin diyaaradaha dagaalka iyo ciidamada Pakistaan ee la geeyay Sacuudiga?
Dhawr maalmood ka hor, diyaaradaha dagaalka iyo ciidamo milatari oo ka socda Pakistan ayaa gaaray Sacuudi Carabiya, taasoo qayb ka ah dhaqan-gelinta heshiis difaac oo u dhexeeya labada dal oo la saxiixay sanadkii hore.
Taliye ka tirsan ciidamada Iiran oo ku hanjabay inay carqaladayn doono isu-socodka maraakiibta Gacanka iyo Badda Cas haddii ay sii socoto go'doominta badda ee Maraykanka.
Taliyaha xarunta dhexe ee Khatam al-Anbiya, oo ah taliska ugu sarreeya ee isku duba-rida hawlgallada ciidanka qalabka sida ee Iiraan inay tallaabadaas qadaayaan haddii go'doominta Maraykanku sii socoto
Maxay tahay sababta adiga oo jimicsi samaynaya haddana uusan jirkaaga isu beddelin?
Waqti ku samee jimicsigaaga adoo ku saleynaya saacadda jirkaaga, cilmi-baarayaasha caafimaadku waxay ku talinayaan iyagoo cuskanaya caddeymihii ugu dambeeyay.
Mareykanka iyo Shiinaha oo ay ka dhex tafatay kadib markii maraakiibtiisu ay xoog ku jiireen Marinka Hormuz
Shiinaha, oo ah kan ugu badan ee iibsada saliidda Iran, ayaa sheegay in go'doominta ciidamada badda ee Mareykanka ay wiiqeyso "xabbad-joojin horayba u jilicsanayd".
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 17 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Toos u dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 16 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 16 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































