Sawirro: Farmaajo oo si rasmi ah xilka ugu wareejiyay madaxweyne Xasan Sheekh

Published

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay madaxweynaha cusub. Haddaba waxaan idinla wadaageynaa sawirrada xil-wareejinta.