Daanyeer miyaa sawirkan qaaday?

Published

Wiil u dhashay dalka Malaysia ayaa sheegay in taleefankiisa gacanta oo maalmo ka maqnaa uu ku arkay sawirrada iyo muuqaallo daanyeerro oo uusan ogayn cidda qaaday ama duubtay.