Sawirro: Soomaalida ku nool magaalada Naivasha ee dalka Kenya
Published
Bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan magaalada Naivasha ee dalka Kenya waxay qarniyo badan ku noolaayeen halkaasi, halkan waxaa idiin kuugu soo gudbinaynaa sawirrada dhulka qaar kamid ah Soomaalida degan Naivasha.












