Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur: Dowladda Federaalka dhab kama aha in ay wadahadal la gasho Maamul Goboleedyada.

Published

Mucaaradka dalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya haatan ayku jirto.

Cabdiraasq Xaaji Catoosh ayaa Cabdirixmaan Cabdishakuur Warasame oo ah hogaamiyaha xisbiga Wadajir wuxuu weydiiyay sida ay u arkaan xaaladahan cakiran.