BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Dhamaan xogta iyo macluumaadka aad u baahan tahay in aad ka ogaato koobka kubadda cagta adduunka ee 2026
Tartankan oo ay marti galinayaan Mareykanka, Canada iyo Mexico 11-ka Juun illaa 19-ka Luulyo waxaa markii ugu horreysay ka qayb gali doona 48 dal
TOOS, Trump oo sheegay in uu kordhin doono muddada heshiiska xabad joojinta ee Iiraan ilaa laga soo afjarayo wada xaajoodyada
Warbaahinta Iiraan ayaa sheegtay in Iiraan aysan ka qeyb-geli doonin wada hadalladii la filayey in ay ka dhacaan Pakistaan, halka safarlii JD Vance uu ku tagi lahaa Islaamababaad uu baaqday.
Maxay Afrika ugu baahan tahay Khariidad cusub?
Afrika waa qaaradda labaad ee ugu weyn adduunka, marka laga yimaado Aasiya waxayna ku fadhidaa 30.37 milyan oo kiilo mitir oo laba jibaaran.
Mala aamni karaa talooyinka caafimaad ee uu bixiyo AI?
Tayada talooyinka ay bixinayaan garaadka macmalku waxay walwal ku hayaan dhakhtiirta sare ee England.
Sidee saxaraha looga dhigi karaa dhul doog leh?
Marka aan ka fikirno lamadegaanka, waxaa maskaxda ku soo dhacaya sawirro dhul ballaaran oo Saxare ah. Laakiin dhab ahaantii, saxarahu waxay yeeshaan qaabab kala duwan, oo leh noocyo kala duwan oo dhir, xayawaan, iyo nolosha aadanaha ah.
Dolwadda Iiraan "kama qayb geli doonto wada-hadallada Arbacada" Warbaahinta Tasniim
Sida uu sheegay Trump tallaabadan ayaa timid kadib codsi uga yimid Pakistaan, dhanka Iiraanna Safiirka Iiran ee Qaramada Midoobay Amir Saeid Iravani ayaa sheegay in ay Islaamababaad tagi doonaa marka go'doominta laga qaado
Maxay dadka deegaanka Tigray ka yiraahdeen go'aankii TPLF ee ahaa in la soo celiyo "golaha gobolka"
Dadka ku nool gobolka oo la hadlay laanta af-Amxaariga ee BBC ayaa sheegay in ay dareemayaan "dareen kala duwan" ka dib go'aankii dib loogu soo celiyay golihii deegaanka ee TPLF
Maxaa ku dhacay taliyaha sirdoonka Itoobiya, Ridwaan Xuseen?
Baraha bulshada ayaa lagu faafiyay sawirka agaasimaha guud ee hay’adda nabadsugida iyo difaaca qaranka Danjire Redwaan Xuseen oo madaxu u xiiran yahay
Afar arrimood oo ku saabsan hubaal la'aanta wadahadallada Maraykanka iyo Iiraan
Masiirka wadahadalka ee Iiraan iyo Mareykanka ayaa galay xaalad hubanti la'aan ah iyadoo xilliga xabad joojinta uu gabo gabo ku dhow yahay.
Muxuu siday Markabka Iiraan ee Maraykanku qabteen
Markabkan konteenarada qaada oo qayb ka ah maraakiibta Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ee ay saaran tahay cunaqabataynta Maraykanka ayaa Axaddii lagu qabtay meel ka baxsan dekedda Iiraan ay ku leedahay gacanka cumaan ee Chabahar
Iiraan-Hormuz: Go'doominta weligeed ma shaqeysay?
Maraykanka iyo Iiraan labaduba waxay adeegsadeen xannibaado badeed dagaalkan. Haddaba taariikh ahaan sidee saameyn u leedahay?
'Waxay ii sheegeen inuu dhintay': Carruurta ku dhalatay meel u dhow saldhigga ciidanka Ingiriiska waxay ogaadeen runta ku saabsan aabbeyaashood
Mashruuc sharci oo DNA ayaa lagu ogaaday aabbeyaasha 20 carruur ah oo ku dhashay meel u dhow saldhig militari oo ku yaalla Kenya.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 22 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 22 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 21 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 21 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































