BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Trump waxa uu dafiray in cadaadis lagu saarayo in Iran heshiis laga gaaro ka hor dhamaadka xabad joojinta
Wajiga xiga ee wadahadalada nabada ayaa ah mid aan la hubin ka dib markii Iran ay sheegtay in aysan "wax qorshe ah u hayn wareega xiga" ee wadahadalada.
'Waxay ii sheegeen inuu dhintay': Carruurta ku dhalatay meel u dhow saldhigga ciidanka Ingiriiska waxay ogaadeen runta ku saabsan aabbeyaashood
Mashruuc sharci oo DNA ayaa lagu ogaaday aabbeyaasha 20 carruur ah oo ku dhashay meel u dhow saldhig militari oo ku yaalla Kenya.
Dharka "Huudheyda" ah ee lagu daadiyo meesha cidlada ah
Haddii aad waligaa u qaadday dhar duug ah xarunta dib-u-warshadaynta, ha ahaato UK ama Waqooyiga Ameerika, waxaa jirta fursad dhab ah in dharkaasi si sharci darro ah loogu daadiyo lama degaan ku yaal waqooyiga Chile.
TPLF oo go'aansatay in dib loo soo celiyo "Golaha gobolka Tigray" ee Lix sano ka hor la doortay
Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhanka dawlada dhexe iyo maamulka ku meel gaarka ah ee Tigrayga oo ku aadan go'aankan golaha dhexe ee kooxda TPLF
Aabbe dilay 7 carruur ah oo uu dhalay
Carruurta ayey da'doodu u dhaxaysay sannad ilaa 14 jir, wuxuuna ninka dilka gaystay ka baxsaday goobta inkastoo laga daba tegey.
Arsenal iyo beretanka horyaalka EPL, taariikhda miyaa dib isku soo celinaysa?
Mikel Arteta bisha Abriil waxay u ahayd bil dhib badan. Taariikhda waxay si cad u muujinaysaa in tani ay tahay bisha ay kooxdiisu lumiso joogteynta.
Marin-badeedka Malacca: Walaac ka soo cusboonaaday marin kale oo muhiim u ah ganacsiga caalamka
Khubaradu waxay sheegayaan in muhiimada Malacca aysan ku koobneyn mid dhaqaale oo keliya, balse ay sidoo kale sii kordheyso xiisadda juqraafi-siyaasadeed.
Sunta doolliga oo laga helay cunto gasac ku jirta oo carruurta la siiyo
Shirkadda ayaa Sabtidii ka digtay in cunista cunnadan laga yaabo inay "nafta khatar gelin karto".
Dalal hor leh oo ka hor yimid safiirka ay Israa'iil u soo magacowday Somaliland
Israa'iil ayaa Arbacadii magacawday safiirkeedii ugu horreeyay ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Anadolu.
Muxuu yahay lataliyaha hadalhaynta dhaliyey ee madaxweynaha Masar magacaabay?
Tani waxay dhalisay su'aalo ku saabsan doorka iyo awooddiisa gudaha nidaamka go'aan qaadashada ee Masar.
TikToker 81-jir ah oo adduunka caan ka ah
Ian Smith wuu xanaaqay, ayuu yiri, markay xaaskiisa u sheegtay inuusan xitaa 100 qof oo taageere ka heli karin TikTok.
Maxay kala kulmeen Australia ciyaartoydii reer Iran ee iska dhiibay?
Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen markii ugu horreysay, ayay ugu mahadceliyeen taageerayaasha, waxayna codsadeen in loo tixgeliyo xasilloonidooda.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 21 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 20 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 20 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 17 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































