BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Sidee bay tuugadani dharaar cad dhac ugu geysateen banki ku yaalla Yurub, ayagoo dad badanna qafaashay
Qaar ka mid ah la haystayaasha ayaa si fudud u ruxay burburka muraayadaha, oo inta iska jafay dabadeed dibadda u soo baxay.
TOOS, Lubnaan iyo Israa'iil oo gaaray Xabbad-joojin 10 maalmood ah, oo Mareykanku dhexdhexaadiyay
Tallaabadan xabd-joojinta ah ayaa la filayaa in ay meesha ka saarto duqeymihii iyo barakicinta shacabka reer Lubnaan
Xoghayaha difaaca Maraykanka: "Xayiraadda dekedaha Iiraan waxay sii soconaysaa ilaa iyo inta loo baahdo"
Waa markii ugu horreysay ee ay shir jaraa'id wada qabtaan xoghayaha difaaca iyo taliyeyaasha sare ee Maraykanka tan iyo markii la bilaabay xayiraadda saaran dekedaha Iiraan
Maxaa keena in heerka sokorta dhiigga ay degdeg u kacdo
Heerarka sonkorta dhiiggaaga waxa kale oo saamayn kara isku buuq, hurdo xumo, jirro, dhaqdhaqaaq jireed, iyo heerarka hoormoonka.
BBC oo shaqaale dhimis ballaaran samaynaysa: "10kii qofba ku dhawaad mid ayaa la dhimayaa"
Agaasimaha KMG ah ee BBC waxa uu sheegay in hay'addu ay faahfaahin dheeraad ah ka bixin doonto sanadkan gudihiisa sida adeegyadeedu ay talaabadan u saamayn doonto.
Shidaalka diyaaradaha ee Yurub u haray oo la qiyaasayo 'in lix todobaad oo kaliya' la isticmaali karo
Agaasimaha fulinta ee IEA Fatih Birol ayaa u sheegay AP in ay dhawaan dhici karto in la baajiyo duulimaadyada haddii saadka sidaa u sii xannibnaado.
Abiy Axmed: 'Geeska Afrika nabad lagu wada joogi maayo hadii aan Itoobiya bad helin'
Gobolka Geeska Afrika ma heli doono nabad ilaa Itoobiya ay hesho marin badeed, ayuu yiri Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed.
Nin wata magaca 'Soomaali' oo dal dhan ka caraysiiyay ayaa hadda xabsi la dhigay
Johnny Somali ayaa caro abuuray ka dib markii uu dhunkaday taallo calaamad u ah addoonsi galmo oo dhacay dagaalkii labaad ee aduunka
30 milayn oo qof oo khatar ugu jira in ay saboolnimo galaan
Dagaalka Bariga Dhexe ee u dhexeeya Maraykanka, Israa'iil iyo Iiraan waxa uu hadda ku yara hakaday xabbad joojin, laakiin hoos u dhiciisu waxa uu gaadhay heerkii ugu darnaa ee caalamka.
Maxaan ka naqaan danjiraha ay Israa'iil u soo magacawday Somaliland? Maxayse ka yiraahdeen Soomaaliya iyo Somaliland
Michael Lotem ayaa loo magacaabay safiir ma-degane ah oo qaabilsan Somaliland, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Israa'iil.
Cod, Soomaali ku sugan caasimadda Iiraan oo ka warramaya xaqiiqda taalla gudaha dalkaas, Muddada 2,56
Tan iyo 28 Febraayoo waxaa si aan kala joogsi lahayn uga socday gudaha Iiraan duqaymo ay wadeen Maraykanka iyo Israa'iil, inkastoo ay hadda socoto xababd joojin laba todobaad ah oo aan cago badan ku taagnayn
Maxaa soo socda oo dhex mari kara Maraykanka iyo Iiraan? Afar aragtiyood oo suurtogal ah
Xabbad joojintu ma socon kartaa ayadoo diblomasiyadduna shaqaynayso, mise Iiraan iyo Maraykanku waxay ku sii siqayaan dagaal si tartiib ah u sii darsanaya ama noqon kara mid buuxa?
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 17 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 17 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 16 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 16 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































